Dhoobo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ciid budo ah, qoyan oo is haysata.

Dhoobo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(jool.) Nooc ciidda ka mid ah oo ah budo khafiifa, oo ah ma habe. Dhoobadu waxay noqotaa balaastig marka biyo lagu daro. Dhoobadu waxay ka koobantahay dhadhaabo-lakabeed iyo aluminiya.

Dhoobo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

1. Meel istuumin (xoolo, dad iwm). 2. Waabaayo marsasho (fallaar). 3. Dhis (guri iwm) salaaxasho. 4. Wax dhoobo marsasho. 5. Dheri iwm dhoobo ka samaysasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoobo

aajur | idan | naanni | uuro | aashuun | calow | calow | cammuud | cariish | dabqaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg