hoosi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax hoos u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoosi ↴
gujeysi [m.l]
Guro awr hoosin u yeelasho. ld gujeysasho.
hoosid [m.f.dh]
eeg hoos³.
hoosiis [m.l]
Hooska ay daruuruhu bixiyaan.
hoosiman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax hoosin loo yeelay ahaansho (guro awr).
hoosimasho [m.f.dh]
eeg hoosimo.
hoosimo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-maday, -matay)
Guro awr hoosin u yeelasho.
hoosin [m.f.dh]
eeg hoosi.
hoosin [m.dh]
Dallaallimo awrka guradiisa carruurta iyo waxaraha loogu sameeyo.
hoosinnaan [m.f.dh]
eeg hoosiman. ld hoosinnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg