Hub
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:1. Qalab lagu dagaalamo. 2. ld hu.
Hub
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Arrin xaqiiqdeeda ogaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hub ↴
aalad | aaladee | aaladeysan | gaade | oofato | rabaqaad | saafid-kolorimitrieed | waagii birta | waagii dhagaxa ee hore | waagii macdanka |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg