Hud
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Xiidmo soo gala meel caloosha ka mid ah oo xuubkii ku dahaarnaa dillaacay.
Hud
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Dhar dillaacsan tolid.
Dhude*
Afarta Xarig ee tidaca u ka koobanyahay intaan laysku keenin qaybihiisa
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hud ↴
dhud | dhud | dhudhuhlayn | dhudhuhlee | dhudhumi | dhudhumin | dhudhumis | dhudhun | dhudhunkutaagle | dhudhunsad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg