Huri
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Dab shididdiisa bilaabid. 2. Dab ololin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huri ↴
bankad | dhurid | hantihurid | hundhurid | huraanhuriye | hurid | hurin | huris | huris |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg