Huuri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh)

Gaadiid badeed yar, bedenka ka yar oo lagu kalluumaysto.

Huuri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax meel aan dabayl lahayn dhigid. 2. Cid xabbisid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huuri

saawee | beden | canshuurid | cashuurid | dhuuri | dhuuri | dhuuri | dhuuricaso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg