Huwan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)Dad dano gaar ah heshiis ku ah.
Huwan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Cid wax ku daboolan ahaansho. ld hugan² (2).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huwan ↴
naayaa | balaaqo | dhood | dhuwan | huwanaan | huwanaansho | mudan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg