Dhood
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Faan; baan; tookh.
Dhood
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Hadal ammaan iyo isla weynaan huwan qof iska sheegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhood ↴
bakool | daran | dhooddi | dhoodhow | dhoodid | dibir | gaaraabbidhood | maardhood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg