Iil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)Meesha yar oo godka xabaasha dhinaceeda hoose ku taal oo qofka dhintay la dhigo.
Iil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga:(iilay, iishay) Wax inyar weecin.
Dawliil*
Bidhaan fog
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hiil*
Geed geed-gaabka kamida xoolu jecelyihiin oo guffe ahaan loo adeegsado, Geelu markuu daaqo caanihiisu waxay noqdaan qadhaadh.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iil ↴
ibitiiliyam | jaariile | kaadishiil | tafaasiil | xafiiltamid | xafiiltan | xafiiltan | xagli | xaliilad | yididdiilo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg