Ijaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro. 2. I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro¹.

Ijaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Guri, baabuur, iwm cidda isticmaalaysa lacag si joogto ah uga qaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ijaar

ajuuro | ciidan | dhoobbi | fujo | hawl | ijaaran | ijaarasho | ijaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg