Hawl

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax ijaar ahaan loo siiyo qof shaqo qabtay.

Hawl

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

Waxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; shaqo.

Hawl

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-awlay, -awshay)

1. Qof shaqo u yeelid. 2. Cid dhibaateyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawl

daa | kaadi | raacdo | caajis | caajisad | faa'iido | gaafo | haasaase | idman | kaalin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg