Irbad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, ml.)1. Bir yar oo dhuuban oo caarad fiiqan iyo dalool leh oo inta dun la gesho wax lagu tolo. 2. Bir yar oo dhuuban oo caarad fiiqan iyo dalool yar dhaxda ku leh gadaalna ku leh dhuun oo inta daawo lagu shubo wax lagu mudo. 3. In daawo ah oo hal mar la isku mudo. ld cirbad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga irbad ↴
saacad | boodsol | cirbad | cirbadayn | cirbadays | cirbad-durid | cirbadee | cirbadeysan | cirbadeysnaan | cirbadeysnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg