irmaanayn
(m.f.dh)

eeg irmaanee. ld irmanin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh irmaanayn

gaan [m.l]
1. Wax xooggan oo adkaysi leh. 2. Geel aan irmaanayn. 3. G. ah: wax aad u badan.

galoof [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Neef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galoofow.

guran [m.l]
Geel aan irmaanayn; horweyn.

irmaanin [m.f.dh]
ld irmaanayn.

toolin [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
T. ah: caano la soo uruuriyey oo la siiyo reero aan xoolo u irmaanayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg