Isdhaafsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax la sixray ahaansho. 2. Wax la khalday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isdhaafsan

dhismo | isdhaafsanaan | isdhaafsanaansho | isdhaafsanow | miiq-ruxasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg