Isgaarsiin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg isgaarsii.

Isgaarsiin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(tegno.) Barashada iyo adeegsiga hababka gudbinta wararka, sida raadiyaha, telifoonka ama telifishanka iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isgaarsiin

ayoonisfeer | boosto | dagaal | telefishen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg