Isrogrog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(nax.) Nadooca ama isrogrogga ku dhaca falka, arrinkaasoo ku xiran: habka, amminka, qofka, tirada iwm. Tus. “Hibaaq way tagtay”, “Hibaaq iyo Cigaal way tageen”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isrogrog ↴
masdar | sarfe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg