Itaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xoog.

Itaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Summad 'I'(jabaq). Dhakhsaha ay tamarta jabaqda ku dhexmarto halbeeg bed ah oo ku ligan foolkabaahidda hirarka jabaqda. Itaalku waxa uu saamiggal quman la yahay laba jibaarka qotonka gariirka hawada. Halbeegga taalka waa desibal. b) eeg itaalka birlabeed. t) eeg itaalka danabka. j) eeg itaalka iftiimeed.

Itaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Tabar leh noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga itaal

idifsan | jabaq | raadka footoodanabeed | saamajiid | saamajiid | saafid-kolorimitrieed | taag | tabar | cisbitaal | dabeyl |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg