Jaah

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Sharaf: magac-weyni. 2. Soo jeedka qofka inta indhaha ka sarreysa; weji, fool. 3. Woqooyi (bad).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaah

jaahid | jaahil | jaahilbixi | jaahilbixin | jaahiliyad | jaahilnimo | jaahwareer | jaahwareer | jaahwareeri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg