Jeegaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)Midabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso leh oo ku samaysma daruurta marka uu roob da'ayo; qaansaroobaad.
Jeegaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)(fiis.) Filiq-sanaanta kaahinta birlabdanabeed sida, muuqaalka midabeed ee ka dhasha kala-xaydka dhudo ileys ee soo dhexmara birisam.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeegaan ↴
kaahin-dulmadow | qaansarroobaad | caashacarrabdheer | jeegaan-barasho | jeegaanbeeg-cuf | jeegaan-birlabdanabeed | kalaxayad | kaynroobaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg