Jiciir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Ceeb weyn; bayuur. 2. Midab ciiro casaan ku jiro leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiciir

bayuur | jiciirasho | jiciirayn | jiciiree | jiciiri | jiciirin | jiciiro | jiciiroobid | jiciirow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg