Jid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

1. Meel la maro; waddo; dhabbe. 2. Sida quman ee gartu tahay. Tus. “Cali jid buu leeyahay”. 3. Sharci; qaanuun.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jid

ebinefiriin | ubuc | baabila | ibitiiliyam | kaadimacaan | kaadimareen | nabar | nabas | oodjiid | oodjiid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg