Jidiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iimo, m.dh)1. Hunguriga cunnadu marto oo isu haya afka iyo caloosha. 2. Dhuuniga la cuno; gasiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidiin ↴
jadiin | jidiindhuumid | jidiindhuun | jidiindhuun | jidiinqallal | jidiinqallal | jidiinqallalid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg