jillaad
(m.l)ld jallaad¹.
jillaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)ld jallaad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jillaad ↴
jallaad [m.l]
1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood. 3. (-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad¹.
jallaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Kitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad².
jallaadan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dmay, -dantay; -dmi)
Kutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan¹.
jallaadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Kutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan².
jallaadasho [m.f.dh]
eeg jallaado. ld jillaadad, jillaadasho.
jallaadid [m.f.dh]
eeg jallaad². ld jillaadid.
jallaadmid [m.f.dh]
eeg jallaadan¹. ld jillaadmid.
jallaadnaan [m.f.dh]
eeg jallaadan². ld jallaadnaansho, jillaadnaan, jillaad-naansho.
jallaado [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aatay, -aadatay)
Kitaab iwm jallaad u samaysasho ld jillaado.