Jiscin

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. ld jicsin. Cuntada loo qaato safar ama socdaal; Sahay. 2. (-mo, m.dh) Xargaha wadaanta siddada looga dhigo midkood.

Jiscin

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

Cunto safar ama socdaal loo qaato cid siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiscin

jicsin | jiscimaysan | jiscimee | jiscimid | sahay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg