Kaalin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-immo, m.dh)

1. Ceelka meesha biyaha lagala soo baxo, darkana ku aaddan. 2. Meelaha shidaalka laga qaato.

Kaalin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Hawl guud inta qof kaga aaddan. 2. ld kaalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaalin

raabac | kaalid | bog | buuxi | ceelalyo | dac | degaan habboon | door |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg