Bog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)1. Caloosha meesheeda sare. 2. Baalka xaashida labadeeda dhinac midkood.
Bog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(c.nafl.) Muruq ballaaran oo xalleef ah oo kala xira uurka iyo saabka nafleyda. Wuxuu kaalin weyn ka qaataa neefsashada: qaadashada tuurista hawada.
Bog
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1.(f.g) Wax qabya ahaa dhammaysitirid. 2. (f.g) Hawl billaabid oo dhammaystirid. 3.(f.mg) U b.: wax jeclaan: hadalkiisaan u boggay.
Bogox*
Dhanka ay qorraxdu u dhacdo;
galbeed. bugux
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bog ↴
caafimaad | haar | laabraac | laabraac | nabar | qaayib | uur | uurdoox | xaasha | xabud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg