Kaarboon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Curiyaha koowaad ururka IV ee tusaha kalgalka curiyeyaasha. Kaarboonku xubin caan ah ayuu kaga jiraa maatarka nool. Sidaa awgled, iskudhisyo kaarboon ah; sida kaarbooneytyada (jeeso iyo irdib) iyo shidaalada foosil (dhuxul-dhagax, saliid iyo neef) iyo shidaallada ayaa laga dheegaa walxaha ku aroora noole.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaarboon

kaaftoon | kaalsiyam | naatariyam-koloraydh | tabaashiir | xaddiid | alkahool | alkiin | amiino | amiino asiidh | asiidh-ooman |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg