kadeed
(m.l)

Dhibaato; jirrab.

kadeed
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day,-dday)

Wax aad u dhibid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kadeed

xakaar [m.l]
Dhibaato; kadeed.

caddib [m.l]
1. Luggooyo; kadeed. 2. ld caddibid.

ismaalaakadeed [m.l]
Isku muujinta la isku muujiyo wax aan la ahayn iyadoo xaqiiqadii la qarinaayo.

ismaalaakadeed [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Hadba si isu muujin iyadoo runtii la qarinaayo.

ismaalaakadeedid [m.f.dh]
eeg ismaakaa-kadeed².

kadeedan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dmay, -dantay; -dmi)
Wax la kadeeday noqosho.

kadeedan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la kadeeday ahaansho.

kadeedid [m.f.dh]
eeg kadeed².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg