Kalkulas

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Laan ka mid ah xisaabta oo lagu barto xigidda iyo abyinaynta fansaarada iyo mawaadiicda la xiriira. Waxaana loo qaybiyaa kalkulas abyineed iyo kalkulas xigsinayd.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalkulas

aragtiinka asaasiga ee kalkulaska abynan | kalkulas-abyineed | kalkulas-xigsineed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg