Korsaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax la iibinayo faa'iidada laga helo. 2. Dhinacdhow.
Korsaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Sahay yar oo awrta rarkeeda dheeraad ku ah. 2. Raar aqalka miyiga dhalada laga saaro; dhalo-saar. 3. K. ah: sidiq.
Korsaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive Isrogrogga:1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Wax, wax kale ka kor marin. 2. (f.mg) U k.: badeeco iwm faa'iido saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga korsaar ↴
dhardhaar | korsaaran | korsaarid | korsaarnaan | korsaarnaansho | rubisaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg