Laballaabow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kala doorashawaayidda qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayo. ld laballaaboobid.

Laballaabow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laballaabow

laballaaboobid | tallan | waswaas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg