laqdabo
(m.dh)1. Qiyaano; dhagar. 2. ld ladqabo (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laqdabo ↴
aammin [m.l]
1. Aan dhagar iyo laqdabo aqoon; daacad; lillaahi (qof). 2. Nabad ah; aan cabsi lahayn (meel).
cimilgal [m.l]
1. Dabin; laqdabo: dhagar. 2. ld cilmigelid.
ladqabo [m.dh]
1. Dhexdhexaadin iyo maslaxo laga dhex dhaliyo dad dagaashan. 2. ld laqdabo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg