Laydi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Afargees xaglo quman oo labada dhinac ee iska soo horjeeda ay isla egyihiin. 2. Nooc gogosha ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laydi

cariish | kosayn | kulannada Kaartis | shardi | taxane |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg