Liid
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. L. ah: qof jilicsan oo tabar yar. 2. Nacas, doqon.
Liid
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Cid quursasho; yasid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liid ↴
daaduf | naatariyam-haydaroogsaydh | oomane | saaqidad | sab | uduufo | yiciis | annilliida | baqti-afuuf | bursaliid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg