Lis
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:1. Caano markaas la lisay. 2. Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo. 3. ld lisid.
Lis
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)1. Caano maalid. 2. Mindi af u yeelid.
bilis*
Dumar ama haween
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lis ↴
odayee | faalis | gaalis | gaalis-furan | gaalis-xidhan | gaallisee | gaalliseyn | gaalliso | haaneed | haaneed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg