Liso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. Mindi iwm lisin ku afayn. 2. Xoolo maalid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liso ↴
gaalliso | ummuliso | xabag | afceliso | baloolley | caqliso | dhalaaliso | dhalaliso | dhebiliso | dhibiliso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg