Maal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hanti. 2. ld maashi. (-lal, m.l) Neef irmaan oo cid la ammaanaysiiyo si uu u intifaacsado. 3. ld maalid.
Maal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Malax.
Maal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Neef irmaan caano ka lisid.
Keyboard Maxaa lagu dhahaa Af Soomaali?*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Soomaaliya*
Soomaaliya, si rasmi ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waa waddan ku yaal Geeska Afrika. Dalku waxa uu xad la wadaagaa Itoobiya galbeed, Jabuuti waqooyi-galbeed, gacanka cadmeed waqooyi, badweynta Hindiya oo bari ah, iyo Kenya oo ka xigta koonfur-galbeed. Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer badweynta Afrika waana halka ay ku nool yihiin bulshada Soomaaliyeed
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Aaladqoro
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maal ↴
da' | waa | aameel | gaaf | haaneedso | kaah-qorraxeed | kaalandar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg