Maalin

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-lmo, m.l)

Muddada u dhaxaysa marka qorraxdu soo baxdo ilaa ay dhacdo (12 saac).

Maalin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg maali. ld maalis¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maalin

da' | waa | gaaf | kaah-qorraxeed | kaalandar | maalin dayaxeed | maalin firfircoone | maalindhaaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg