Magan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Badbaadinta la siiyo cid tabar darran. 2. Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magan ↴
abbaan | acuudu-billaahi | acuudu-billeyso | hoosgal | jinac | magaggooye | magangal | magangal | magangeli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg