Mala-awaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax aan la hubin oo male ku dhisan.

Mala-awaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Wax aan la hubin qiyaasid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mala-awaal

wad | badhe | mala-awaalid | ra'yiyee | saraad | saraadi | sheekaxariiro | suuradi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg