Malaa'ig
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka oo nuurka iyo iftiinka laga abuuray. 2. Heer ka mid ah koritaanka xasharaadka qaarkood oo u dhexeeya heerka diirdiirrada, lullumada iwm iyo heerka ugu dambeeyo ee ay gaaraan. 3. eeg malag¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malaa'ig ↴
iimaan | jin | malaa'ig |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg