Malawad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qabsinka qaybta ugu dambeyso oo saxaradu ka baxdo. ld walammad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malawad ↴
baabasiir | futo | walammad | xiidan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg