Manaafacaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Waxtarka iyo faa'iidada wax leeyihiin.
Manaafacaad
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-day, -dday)Ku m.: wax ka faa'iideysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manaafacaad ↴
wadaag | dooro | khayraad | kiree | lo' | manaafacaadid | manaafacaadsasho | manaafacaadso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg