Lo'
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Naasley caws ku nool ah oo xoolaha la dhaqdo ka mid ah, leh geeso, sayn dheer, raafaf iyo tuur, lana manaafacaadsado caanaheeda, hilibkeeda, haraggeeda iwm. 2. Koox xiddigo ah oo si xiriir ah isu daba yaal; saco.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lo' ↴
aameel | kaadicaso | caal | caal | jaamuus | maajeen | naar | oog | qaalin | raaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg