Wadaag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax dad badan ka dhexeeya oo aanu qofna gaar u lahayn.
Wadaag
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)La w.: wax qaybsashadooda ama manaafacaadsigooda cid kale la qaybsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadaag ↴
baahawadaag | ummad | wadaage | wadaagid | xagal-adke | yake | ahraam | alkayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg