Masaajid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ddo/-dyo, m.dh)

1. (dii.) Dhismo inta badan qubbad ama munaarad dheer dusha ku leh oo muslimiintu Eebbe ku caabudaan. 2. (dii.) Meel kasta oo u habaysan in muslimiintu Eebbe ku caabudaan.

Masaajid

Qaabnaxa: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural Isrogrogga:

eeg masjid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masaajid

ictikaaf | ictikaaf | jaamac | khaaddin | khaddiib | masjid | mimbar | mu'addin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg