Maskax
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-koxo, m.l)1. (c.nafl.) Dhuux weyn, cad lafta madaxa gudaheeda ku jirta oo xukunta garashada, hadalka, maqalka, aragga, dhadhanka, urta iyo dhaqdhaqaaqa nafleyda. 2. Garaad, caqli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maskax ↴
haad | jaahwareer | jaahwareer | idiyaalismo | qaaddan | qaafil | raamayso | saaxi | unug-maskaxeedka dhaqaaqa | ureed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg