Mingis

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

1. (dii.) Rooxaan ama jin la rumaysanyahay in uu dadka cudur geliyo. 2. Cudur dadka ku dhaca oo la aamminsanyahay inuu ka yimaado rooxaanta (mingiska). 3. Cayaar jiib, jaan iyo durbaan leh oo loo tumo qofka jirrada mingiska qaba.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mingis

yabaree | abaaseere | aw-daare | calaqad | calaqad | darmaan | darmaan | fariisin | muul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg