Mudan

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

(mudan, m.l) Qaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti.

Mudan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)

Wax meel ku turqan noqosho (shay).

Mudan

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

1. Erey tilmaama naag sharaf mudan. 2. (m.u) Dad muhim ah.

Mudan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Wax la muday ahaansho.

Mudan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

1. Qof wax u qalama ahaansho. 2. Qof wax sharaf huwan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mudan

laagfaaf | naa'ib | afceli | afdhuub | afnaq | amaamudan | baraar | dhaab | dolmayt | gamaamudan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg