Mulac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mulac

naar-afuuf | bulac | cillaan | dulundulco | malow | mulacyayn | mulacyays | mulacyee | siilaanyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg